Weriye caawa lagu dilay duleedka Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa caawa maqribkii degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ku dilay wariye ka tirsanaa Warbaahinta maxaliga ah. Wariyaha la dilay ayaa ka tirsanaa Idaacad lagu magacaabo Daarul Sunna oo ku taalla degaanka Ceelasha Biyaha sida ay sheegeen goob joogayaal ku sugan degaankaas. Cabdullaahi Mire Xaashi oo sidoo kale la sheegay inuu ahaa … Continue reading Weriye caawa lagu dilay duleedka Magaalada Muqdisho